Stay updated on the latest information from us by joining our newsletter.

Ayan Moulid

Ayan Moulid

Somali Interpreter

In English:

Ayan Moulid is a Somali Interpreter. She was born in Kenya and came to America in 2010. She lived in Minnesota before moving to Nebraska. She attended Lexington High School and graduated in 2015. She furthered her schooling by recieving her CNA. In her free time she enjoys pending time with her family and friends.

“I’ve always like helping people and being a part of a caring community.”

Somali:

Magacaygu waa Ayan Moulid. Waxaan ahay turjubaan ka shaqeeya Xarunta Caafimaadka Gobolka Lexington. Waxaan ku dhashay Kenya waxaan imid America dhamaadkii 2010. Waxaan bilownay inaan ku noolaano Minnesota sanad kadib qoyskeyga waxay go’aansadeen inay u guuraan Nebraska. Waxaan kaqeyb galay dugsiga sare ee Lexington waxaan qalin jabiyay sanadkii 2015. Kadib waan sii watay waxbarashadii waxaana helay CNA-kayga. Waxaan marwalba jeclaa caawintanka dadka iyo inan ka qeyb qato bulshada daryeela. Waqtigayga firaaqada aan ley yahay nah waxaan ku raaxeystaa waqti la qaadashada qoyskeyga iyo asxaabteyda dhow.