COVID-19 Information

Faizo Bile

Faizo Bile

Somali & Swahili Interpreter

In English

Faizo came to Lexington after getting married in 2015. She has two children. Faizo can speak English, Somali and Swahili. Faizo enjoys living in Lexington because it is a very quiet community with many nice people.

“What I enjoy most about my job is helping people. I also enjoy the people that I work with, they are very welcoming and really nice.”

Afsomali

Faizo waxay imaday Lexington marki laso gursaday labadi kuun iyo shan iyo tobanki. Waxay ledahay labo gabdhood. Faizo waxay kuhadlikarta ingiriska, somaliga, iyo sawaxiliga. Faizo waxay jaceshahay iney Lexington kunolato wayo waa magalo aad udagan o lagunolankaro. Waxeyna jaceshahay dadka magalada Lexington kunol. Waxey shaqadeda kujaceshahay dadaka ineycawiso. Waxey sidokale kujaeshahay dadka lashaqeyo, waa dada aad usodaweyey oo aad ufican.

“Shagadeya waxan kujeclahay dudka ancawinayo iyo dadka qan lashageyo sifican ayeyi isodaweyen.”