
Farhiyo Hassan
Somali Interpreter
English
Farhiyo was born in Kenya and was raised in Lexington, NE. She lived in Sioux Falls, South Dakota before her family came to Lexington, NE. in 2007. Lexington has been their home since then, they love the small diverse and welcoming community.
Farhiyo is currently a college student and is interested in the healthcare field. She is working towards her Bachelor of Science in Psychology and a minor in Women’s Gender & Ethnic Studies. In her free time she likes to spend time with her family, take walks, play volleyball, and watch Netflix. She also likes trying new hobbies such as knitting and designing skirts, dresses, & scarves.
“What I love most about this job is interacting with different people every day and learning something new each day which helps me grow professionally and personally. Also, as a medical interpreter I feel motivated and determined each day with my education.”
Somali
Waxaan ku dhashay Kenya waxaanan ku soo barbaaray Lexington, NE. Waxaan ku noolaa South Dakota, Sioux Falls, qoyskeygu waxay yimaadeen Lexington, NE 2007 iyagoo rajeynaya inaan helan shaqo fudud oo aan u baahnayn ku hadalka iyo qorista Ingiriiska. Lexington waxay ahayd gurigayaga wixii markaa ka dambeeyay, waa meel yar oo kala duwan oo soo dhawayn leh.
Hadda waxaan ahay arday jaamacadeed waxaanan xiiseeyaa qaybta daryeelka caafimaadka. Waxaan u baranaya xagga Bachelor of Science in Psychology iyo wax barasho yar oo ka tirsan Haweenka Jinsiga & Daraasaadka Jinsiyada. Waxa aan ugu jeclahay shaqadan ayaa ah la macaamilida dad kala duwan maalin kasta iyo barashada wax cusub maalin kasta taas oo iga caawinaysa inaan ku koro xirfad ahaan iyo shaqsiyan. Sidoo kale, anigoo ah tarjumaan caafimaad waxaan dareemayaa dhiirigalin iyo go’aaminta maalin walba waxbarashadayda.
Waqtigayga firaaqada waxaan jeclahay inaan waqti la qaato qoyskeyga, socod lugta, kubbadda laliska, iyo daawashada Netflix. Waxaan kaloo jecelahay tijaabinta hiwaayabo cusub sida tolista iyo naqshadaynta goonnada, dharka, iyo garbasaarrada.