
Farhiyo Kassim
Somali Interpreter
English
Farhiyo Kassim is currently a casual somali interpreter and part-time screening attendant. She was born and raised in Kenya. Farhiyo and her family came to America in 2008. The first lived in Albuquerque, New Mexico before moving to Lexington Nebraska at the end of 2008. She started her education in American in middle school and graduated from Lexington High School in 2015. While in high school she took classes to receive her CNA. Currently she is a part-time student at Central Community College. Farhiyo plans to major in something in the medical field. She has a passion for helping sick individuals. In her free time she loves spending time with family and friends.
sc, Mgacaygu waa Farhiyo Kassim. Waxan ka shaqeeya part time aahaan inan baaro dadka cafimadkoda qandhoda ka caabiro sualaha cadurka calamadihis ku sabsan weydiyo iney qabaan. Turjamanad marki laai bahdano wan ku shaqeeya. Waxan ku dhashay kenya. Mareykanka waxan imaney aniga reerkena 2008 kii. Waxan biloyin ku nooleen casimada New Mexico, Albuquerque. 2008 dhamadkisa aniga reerkena waxan uso gurney Lexington Nebaraska. Wax barashadeyda waxan ka bilawey dugsiga dhaxe. School inta dhiiganayey waxan qatey CNA Wxan ka qalinjabiey Lexington High School 2015kii. Hada waxan ahay ardey CCC college dhigata. Wxan jeclahay inan barta wax cafimaadka ku sabsan. Wxan jeclahay inan caawiyo dadka bukaanka ah. Waqtigeyga fiiraqada ah waxan jeclahay inan la qaato reerkeyga iyo saxibadeyda.