COVID-19 Information

Mulki Hussein

Mulki Hussein

Somali & Urdu Interpreter

In English

Mulki was born in America but is ethnically Somali. She grew up in Minnesota and New York. Currently, Mulki is a nursing student at the University of Nebraska at Kearney. Mulki can speak and write in English, Somali and Urdu. She can also read and write in Arabic.

Mulki enjoys living in Lexington because of the diversity and the opportunities it gives people who need a fresh start.

“Lexington Regional Health Center never fails to always try to provide resources to patients. I am very happy to be a part of this team of very compassionate people.”

Afsomali

Mulki waxaay ku dhalatay wadanka mareekanka lakiin jinsigeeda asalka waxa waayay Soomaali. Gobolaha Minisooto iyo Nuu York ay ku kortay. Waqti xaadir kaan, Mulki jaamacada kaarni ay skool ka digtaa. Qoraalaka iyo hadalka luuqadaha Afsoomaliga iyo afurduuga ay garanaaysaa. Luuqadda afcarabiga qoraalkiisa iyo aqriska sido kale uu garanaaysaa. Mulki waxaay jeeceshahay degniinta magaaladda Lexington, sabab dadka midhibta kala duwan iyo uu fara badan ay ka heshay,iyo dadka magaaldda ku cusub Fursadaha badan ay ka faa’idaysan karaan.

“Isbitaalka Lexington marnaba kuma guul daraystaan inay caawiyaan iyo khayraad fara badan uu helaan bukaankooda, wax aad uu fiican oo anigu ku faraxsan inaad ka qayb ahay dad aad uu fiican iyo qalbi furan.”