COVID-19 Information

Sahra Hussein Ali

Sahra Hussein Ali

Somali Interpreter

In English

Sahra was born in Somalia and was raised and went to school in South Africa. She came to the United States in July 2015. She has four brothers and 2 sisters. Sahra speaks both English and Somali. When she first moved to Lexington, she didn’t love it. She found it to be a very small town with not much to do. As time went on, Sahra now loves Lexington. She started interacting with the community and is very delighted to live in Lexington.

“I love my job and I enjoy all the time working with great people. I like having new experiences every day. Helping others makes me very happy and joyful.”

Afsomali

Sahra waxay ku dhalatay Somalia waxay na ku barbartay kuna so aqrisatay dalka koonfuur Africa. Dalka mareekaanka waxay timid bishi todobad 2015 afar wiil iyo labo gabdhood aya la dhashay. Sido kale sahra waxay ku hadasha English iyo Somali labaduba. Marki ay timid magaalada Lexington kama aysan helin ugu horeynti waxay u aragtay in ay tahay magaalo yar oo fursado badan iyo farxad iyo damashaar an lahayn mudo kadib, sahra ad iyo ad ayeey oga heshaay magaalada Lexington. Waxay biloowday in ay dheexgasho bulshada waa ay ku faraxsantahay in ay ku nolaato Lexington.

“Waan jeclahay shaqadeyda waan ku faraxsanahay in aan la shaqeeyo dad wanagsan sido kale waxan jeclahay in aan barto qiibrado kala duwan malinkasto. Sido kale waxa farxaad iyo guul ii ah in an cawiyo bulshada.