Hodan Waberi - Lexington Regional
COVID-19 Information

Hodan Waberi

Hodan Waberi

Somali Interpreter

English

Hodan was raised in Dire Dawa, Ethiopia where her mom and siblings live now. She moved to American to live with her dad. Hodan graduated from Lexington high school in 2019 and is currently in her second year at Central Community College. She is getting her general education courses and plans to transfer to UNK to major in International Studies. In her free time she likes to hang out with friends, volunteer at the Somali community office and relax at home.

“I am passionate about helping others and am glad that I can do that through my role as an interpreter.”

Somali

Magacygu waa Hodan Waberi waxan ku so barbaray Dire Dawa Ethiopia, wana meesha ay hooyoday iyo walalahay ku noolyihin hada. Waxan Lexington sodagay 2015. Dugsiga sare ee Lexington high school ayaa waxbarashadeyda kadhameeyey. Hada waxan ku jira jamacada sanadki labada waxanan rajeynaya inaan ku takhasusu Internation Studies si’aan inshallah uga shaqeeyo UN. Markan firaaqaha ahay waxan jecelahay inaan asaxabtay wakhti la qaato iyo Somali communitga caawiyo. Waxan aad ugu faraxsanhy shaqadeyda gudaheed inaan dadka somaliyeed ku caawin karo.

Not feeling well, but life is too busy?